Thursday, June 26, 2025

DAAWO QARAAXADII CALI XASAN TAAKOW : “Aniga waxaan xildhibaanada u sheegay inaan wax lacag ah siineynin”

Musharixii laga guuleysay ee xilka madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle ayaa si la yaab leh u sharxay sidii kursiga looga guuleystay.

Musharax Cali Xasan Taakow ayaa sheegay inuu xildhibaanda tijaabinayay damiirkooda oo uu si cad ugu sheegay inuusan wax lacag ah siineynin, taasina aanay macnaheedu ahayn inuusan lacag heysan.

Khudbadda musharaxa ayaa si weyn uga qoslisay dadka, laakiin wuxuu ka hadlay waxay ahayd xaqiiqadii goobta taallay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON