Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa si buuxda ula wareegay awoodda fulinta ee dowladda Soomaaliya.
Maxamed Cumar Carte ayaa kormeeray ciidamada amniga ee loo diyaariyay sugitaan ammaanka doorashada maanta ka dhaceysa magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka ayaa sheegay inuu  faray ciidamada inay u gargaaraan dadka jilicsan gaar ahaan hooyooyinka fooshu hayso iyo dadka dhibaateysan oo ah kuwa rasmiga ah ee aan u wada shaqeeeyno.
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO