This is the cctv record of today's explosion from Lido Beach. Terrorism is the scourge of humanity everywhere. pic.twitter.com/8eCa9WxUvj
— Türkiye in Somalia (@TC_MogadisuBE) January 2, 2017
Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa faafisay Muuqaal ay duubeen kaamerooyinka CCTV oo ku saabsan qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho.
Muuqaalka waxaa ka muuqda qaraxa labaad oo ahaa mid xoog leh  oo si toos ah u dhacaya.
This is the cctv record of today's explosion from Lido Beach. Terrorism is the scourge of humanity everywhere. pic.twitter.com/8eCa9WxUvj
— Turkey in Somalia (@TC_Mogadishu) January 2, 2017