Dufcad cusub oo ka trisan ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa soo dhameysatay tababar uga socday Saldhigga Balidoogle ee ciidamada Cirka Soomaaliya, waxaana xaflad lagu soo xiray tababarkaasi ka qeyb galay Taliyaha ciidamada Qalabka sida ee Soomaalida.
Saraakiil Mareykan ah ayaa fuliyay tababarka ciidamada DANAB, iyagoo qalabeeya isla markaana maamulka Saldhigga Balidoogle.
DAAWO SAWIRRO
Goobjooge.com