Intii uu socday shirka Istanbuul ee arrimaha Soomaaliya waxaa tebintiisa qeyb weyn ka qaatay boqolaal qof oo isugu jiray kuwii shirka ka qeyb galay iyo dad kale oo la socday, waxaana baraha madaxda shirka ka qeyb gashay ay ku leeyihiin internet-ka lagu baahiyay sawiro boqolaal ah oo shirka laga qaaday iyo dhacdooyinkii ku dhex jiray.
Haddaba waxaan idin soo xulnay sawiradii ugu yaabka ama xiisaha badnaa ee shirka laga qaaday oo aan fileyn inaad ka heli doontaan.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo ay ka muuqato xaalad maamus iyo farxad xishood wehliyo, Wasiirka arrimaha Gudaha Odowaa & Madaxweynaha Galmudug oo yaabanMadaxdii Soomaalida ee tegay Istanbuul oo sawir kooxeed la galay madaxweynaha Turkiga. Bidix C/kariin Guuleed, Shariif Xasan, Ordogoan, Xasan Sheekh, Axmed Madoobe & Yuusuf Xuseen Jimcaale
Dhalinyaro sawir gaad ah oo ka qeyb galeysa shirka Istanbul oo fursad ku helay wasiirka arrimaha dibadda TurkigaHeer sare sawir soo jiidasho leh Madaxweynaha Somalia iyo Marwadiisa Qamar Cali Cumar oo markaas uun ka degay garoonka Istanbuul
Waxaa kuu muuqda ka qeybgalayaal fara badan, laakiin waxaa la xaqiijiyay in shirka ay joogeen in ku dhow 20 wasiir oo xukuumadda Soomaaliya ka midaMarwada madaxweynaha oo khudbad ka jeedineysa Shirka arrimaha haweenka iyo Wasiirka Haweenka Sahra Cali Samatar oo barbar taagan
This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. AcceptRead More
Privacy & Cookies Policy
Privacy Overview
This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.