Waxaa halkan idinku soo gudbineynaa sawiro maanta laga soo qaaday Banka Carafa ee magaalada Barakeysan ee Maka iyadoo ay tahay maalintii 9-aad ee Xujeyda sanadkan gudanayaan rukniga ugu weyn ee xajka oo ah istaagga Carafa, Sawiradan waxay muujinayaan khushuuca iyo dadka kala duwan ee islaamka ah sida ay Alle ugu dhowaanayaan, waxaan Alle ka baryeynaa inuu iyaga u dembi dhaafo, anagana ducadooda noo aqbalo.
DAAWO SAWIRRO KHUSHUUC IYO QIIRO DIINEED KU GELINAYA



















[ad name=”HTML-3″]



[ad name=”HTML-1″]





[ad name=”HTML”]






GOOBJOOGE.COM
[ad name=”HTML-7″]