Monday, July 14, 2025

DAAWO SAWIRRO: Alshabaab oo baahisay Dagaalkii Golweyn & askar laga aayay AMISOM

Kooxda Alshabaab ayaa baahisay filim ka hadlayaa dagaaladda dhab-galka ah ee ay ku qaadeen ciidamo ka tirsan AMISOM oo uu ka mid yahay Dagaalkii Golweyn ee bishii July.

Muuqaalka iyo sawirro muujnaya meydadka ciidamada AMISOM oo daadsan iyo gawaari al gubay, ayaa lagu arkayaa muuqaalka inkastoo aanay jirin cid xaqiijisay filimkan ugu danbeeyay.
Waxaa kaloo muuqaalada ku jira weerarro Alshabaab ku qaadeyso saldhigyada, difaacyada iyo gawaarida ciidamada dowladda Federaalka, siiba dagaal ka dhacay degaanka Goof-Gaduud ee Gobolka Bay.

DAAWO













NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON