Friday, June 27, 2025

DAAWO SAWIRRO: Alshabaab oo dhoolatus ku sameysay hubkii iyo dareyskii ciidamada AMISOM

Kooxda Alshabaab ayaa dhoolatus la yaab leh ka sameysay maalintii Ciidul adxaa degaano ka tirsan Gobolka Baay, kadib markii ay maleeshiyada ururkaasi ku soo lebisteen dharkii milateriga ciidamada AMISOM siiba koofiyadaha cagaarka ah ee lagu yaqaan iyo soona bandhigeen qaar kamida hubkii ay ka furteen weeraradii Leego iyo Janaale.

Bandhigga Alshabaab ayaan la sheegin meel cayiman oo uu ka dhacay iyadoo la shaaciyay oo qura Gobolada Baay iyo Bakool.

HOOS KA DAWO SAWIRADA DHOOLATUSKA

3  8
111213[ad name=”HTML-1″]14151617

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON