Tuesday, June 24, 2025

DAAWO SAWIRRO: Alshabab oo soo bandhigtay kooxda u qaabilsan dalka Kenya iyo hogaamiyaheeda

Kooxda Alshabab ayaa markii ugu horeysay soo bandhigay qeybta ka howlgasha dalka Kenya ee raacsan iyo hogaamiye u dhashay dalka Kenya oo hogaamiya, kaasoo lagu magacaabo Sheekh Axmed Iimaan Cali..

Video ay baahisay Ashabaab ayuu ka soo dhex muuqday sheekha hogaamiyay Alshabaabka Kenya, iyadoo ciidamadaasina ay ku hubeysnaayeen hubkii laga furtay ciidamada Kenya ee Ceelcade.

Alshabaab-Kenya ayaa u muuqda inay sii xoogeysanayaan oo rag cusub iyo hub fiican ay heleen iyadoo gudaha Kenya dagaallo waaweyn ka ridi doona sida uu hogaamiyahooda sheegay.

DAAWO SAWIRRO

alshabab kenya alshabab kenya2 sheekhahmed

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON