Wednesday, June 25, 2025

DAAWO SAWIRRO: Booqashadii Ra’iisal wasaaraha ee Dhadhaab

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’rake iyo wafdi la socday oo isugu jiray wasiiro  iyo  Madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta  booqday xeryaha Qaxootiyada Dhadhaab ee dalka Kenya halkaasoo ay ku nool yihiin Qaxooti ugu tiro badan ee Soomaaliyeed.

 

Wafdiga ayaa xeryaha qaxootiga si weyn loogu soo dhoweeyay, waxayna la kulmeen saraakiisha Hay’ada Qaxootiga Q/Midoobay e UNHCR  iyo dad laga soo xulay qaxootiga oo dood dhex martay wafdiga.

DAAWO SAWIRRADA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON