DAAWO SAWIRRO: Dadweyne iyo ciidamo ku dabaal degay wadooyinka Muqdisho

0

Bannaanbax iyo taageero habeenimo ayaa caawa dadweynaha Muqdisho isugu soo baxeen wadooyinka caasimadda iyagoo taageeraya madaxweynaha la doortay ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Dibaxbaxyo kale ayaa ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, iyo magaalooyin ka mida Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA MUQDISHO