Tuesday, July 8, 2025

DAAWO SAWIRRO: Dahab kasoo daatay Diyaarad oo ku da’ay Garoon ku yaalla Dalka Ruushka

Macdan qaali ah oo ay ka mid yihiin Dahab iyo Qalib ayaa ku soo daadatay Garoon diyaaradeed oo ku yaalla bariga fog ee dalka Ruushka, arrintaas ayaana lala fajacay.

Arrintan ayaa dhacday ka dib markii uu jabay albaabka diyaarad ay saarnaayeen Dahab iyo Qalin fara badan oo ka duulaysay garoonka diyaaradaha ee Yakutsk iyada oo ku sii jeeday Siberia.

Ilaa 200 cad oo midkiiba 20kg yahay ayaana ku daatay wadda ay diyaaraduhu ka duulaan. Dhammaan dahabkii iyo qalinkii waa la helay sida uu wakaaladda wararka ee Interfax u sheegay nin Kanada u dhashay oo macdanta lahaa.

Qiimaha Dahabka iyo Qalibka diyaradda ka daatay ayaa lagu qiyaasay lacag dhab 265 Milyan oo Doolar, iyadoo si weyn loo hadal hayo dhacdadan qabsatay diyaaradda Nimbus Airlines AN-12 oo ah nooca xamuulka, kana dhacday Gobolka ugu qabow Ruushka.

Diyaaradda Xamuulka waxaa lahayd Shirakdda Chukota Mining and Geological company. oo saamiyadeeda intooda badan 75% ay leedahay shirkadda Canada laga leeyahay eeKinross Gold.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

The Nimbus Airlines AN-12 cargo plane (pictured) reportedly hit problems during takeoff

A plane lost much of a £265 million cargo of diamonds, platinum and gold on takeoff in Siberia

The treasures fell out of a loose hatch in the plane's hold

Precious metals and diamonds rained over the runway and a swathe of Yakutia, the coldest region in Russia

The plane bound for Krasnoyarsk then made an emergency landing after the discovery that it had been haemorrhaging valuablesGold and platina fell out of cargo plane in Yakutia. It is unclear if it was an accident or a deliberate attempt at a ring heist.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON