Friday, June 27, 2025

DAAWO SAWIRRO: Duqeynta ciidamada Kenya ka wadaan Gobolka Gedo

Faahfaahin ayaa ka soo baxaya qasaaraha duqeynta ay ciidamad cirka Kenya ka wadaan Koonfurta Soomaaliya, siiba Gobolka Gedo oo dhowaan ciidamada Kenya ay qasaare weyn kala kulmeen weerarkii Alshabaab ku qaaday xerada Ceelcade.

Weerarada Kenya ayaa lagu tilmaamay inuu yahay aargoosi isla markaana aan loo aaba yeelin dadka iyo xoolaha ayaa sawiradii ugu horeeyay waxaa soo bandhigay warbaahinta taageerta Alshabab.

Dadka degaanka ayaa xaqiijiyay weeraro joogto ah iyo qasaare ka soo gaaray dadka iyo xoolaha, waxaana qeylo dhaan soo diraya odayasha iyo saraakiisha ciidamada ee Gobolka Gedo.

DAAWO QAAR KA MIDA SAWIRRADA

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON