Madaxweynaha Jabuuti oo maanta soo gaaray Muqdisho ayaa ku wehliyay madaxweynaha Soomaaliya munaasabad dhagax dhig oo ka dhacday magaalada Muqdisho.
Madaxweynayaasha madaxweynaha Soomaaliya iyo Jabuuti Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dhagax dhiga dhisme safaarad cusub oo dowladda Jabuuti ka dhisaneyso magaalada Muqdisho.
Labada madaxweyne ayaa kulan kooban kadib wadajir u dhagax dhigay dhismaha safaaradda Jabuuti oo lag dhisayo degmada C/casiis ee caasimadda Soomaaliya.
Ad
DAAWO SAWIRRO
- Advertisement -
Goobjooge.com
Warar Xul ah