DAAWO SAWIRRO: Gaarigii lagu Qariyay Sey biyaano, Muqdisho

0

Qof ayaa ku dhintay, afar kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray gaari lagu xiray waxyaabaha qaraxa oo galabta ka dhacay magaalada  Muqdisho.

Gaariga ayaa la sheegay inuu watay qof macalin ka ah dugsiyada Muqdisho, isla markaana uu qarxay isagoo wadadda marayay.

DAAWO SAWIRRO

1w2w3w4w5w