Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka Ahmed Ahmed oo maanta socdaalkiisii ugu horeeyay ku yimid magaalada Muqdisho ayaa booqday xarumaha Isboortiga.
Madaxa CAF ayaa tegay saddexda garoon ee Muqdsho oo uu ku jiro garoonka weyn ee Stadio Muqdisho oo ciidamada AMISOM ay xarun ka dhigteen.
Wafdiga Madxaweynaha CAF waxaa wehliyay madaxda xiriirka Soomaaliya ee Kubadda cagta, Wasiirka dhalinyarada iyo cayaarraha dowladda federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo xubno kale.
DAAWO SAWIRRO