Madaxda Soomaalida ee Madasha Qaran ayaa maanta shirkoodii ugu dambeeyay uga furmay magaalada Muqdisho,
waxaana shirkan si rasmi ah u furay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Shirka oo ay ku sugnaayeen madaxda maamulada dalka, waxaa maanta dhacay shirkii saddex shir oo midka hore ay yeesheen madaxda sare ee madasha, kadibna ay ku biireen Guddiga Doorashada dadban, shirkii saddexaadna ay ku biireen wakiilada beesha caalamka.
DAAWO SAWIRRADA
Goobjooge.com