Xafladda caleemosaarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hadda si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Muqdisho.
Madaxda caalamiga ah ee ka qeyb galeysa waxaa ka mida:
- Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta
- Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele
- Raysalwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn
- Madaxweyne ku-xigeenka dalka Suudaan
- La-taliyaha Amiirka Kuweyt
- Wakiila ka socda dowaldda Uganda
- Safiiro iyo wakiilo ka socda ururada caalamka
Akhriso Jadwalka cusub ee khudbadaha:
- 11:30 – 11:45 Furitaanka iyo kulamadda guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo ahna wasiirka Qorsheynta Cabdiraxmaan Ceynte
- 11:45 – 11:50: Aayadaha Qur’aanka Kariimka
- 11:50 – 12:10 Kalmadaha Wakiilka Qaramada Midoobay, xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Macheal Keating
- 12:10 – 12:30: Kalmada Wakiilka Midowga Africa Francisco Madeira
- 12:30 – 12:50: Kalmadda Jabuuti: Mudane Ismaaciil Cumar Gelle
- 12:50 – 1:10: Kalmada Itoobiya: Hailemariam Desalegn Boshe
- 1:10 – 1:30: Kalmada Dowladda Kenya: Mudane Uhura Kenyatta
- 1:30 – 1:50: Qudbadda Madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud
- 1:50 – 2:20: Qudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo