Sunday, July 6, 2025

DAAWO SAWIRRO: Mowjadihii Badda oo Daad ku rogay Dekadda Muqdisho

Mowjadao waaweyn oo shalay ka kacay xeebaha Muqdisho ayaa daad iyo biyo badan ku soo rogay, waxayna xaaladan sababtay inay hakato shaqadii dekadda.

Howshii dekadda ayaa si caadi ah dib u bilaabatay maanta, waxaana laga dareemay dekadda biyihii shalay ku soo rogmaday oo weli yaala dekadda.

DAAWO SAWIRRO

jhgcba975

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON