Wararkii laga helayo xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qeyb ka mida xildhibaannada ay goor dhoweyd gudaha u galaan xarunta.
Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Mooshinku ka yaallo Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo ku xigeenkiisa labaad Mahad Cabdalla Cawad ayaa gaaray xarunta iyadoo la galay ilaalo hubeysan, taasoo dhalisay cabsi dhinaca amniga ah.
DAAWO SAWIRRO