Sunday, July 13, 2025

DAAWO SAWIRRO: Qaar ka mida Qoryihii laga boobay Xerada Ciidamada Jen. Gordon oo lasoo bandhigay

Hub la sheegay inay ciidamada uu tababarray Imaaraadka ee Muqdisho ka boobeen xerada Gen. Gordon ee magaalada Muqdisho ayaa lagu qaarkood saxaafadda loo soo bandhigay.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya 600 qori oo nooca AK 47 ah ayaa la sheegay in laga bililiqeystay xeradka Imaaraadku ka baxay ee Gen. Gordon, iyadoo shan qori oo ka mida hubkaasi ay ganacsato iibsaday tusiyeen saxaafadda reer galbeedka.

Qoryaha waxaa ku xardhan magaca SO XDS oo ah astaan muujineysa inay leeyihiin ciidamada xoogga dalka.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

 

 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON