Sunday, July 13, 2025

DAAWO SAWIRRO: Qaraxii weynaa oo lagu burburiyey Gaarigii Ciidamada Kenya ee Dhoobley

Qarax Bam nooca dhulka la geliyo ah ayaa baabi’iyey gaari ay wateen ciidamada Kenya, waxaana qaraxaasi ku dhintay 7 askari oo Gaarigaasi milateri saarnaa.

Qaraxa oo ahaa mid aad u weyn ayaa gebi ahaan baabi’iyey Gaariga, wuxuuna qasaarihii ugu weynaa gaarsiiyey ciidamada KDF ee Kenya.

DAAWO SAWIRRADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON