Saddex ruux ayaa ku dhintay, 10 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax xoog oo ka dhacay xaafada Beyxaani, Degmada Shibis, ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxa dhaliyay gaari laga soo buuxiyay waxyaaba qarxa oo la soo dhigay Baarka Rajo hortiisa.
DAAWO SAWIRRO: Qaraxii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho
Less than 1 min read
