Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay dilaaga wariyeyaasha Soomaaliyeed Xasan Xanafi Xaaji, kadib markii maxkamaddu ku xukuntay dil toogasho ah.
Wariyeyaal, saraakiil ciidan iyo dadweyne kale ayaa goob joog ka ahaa goobta lagu toogtay ex-wariye Xasan Xanafi oo dilkiisa ay ka dhacday Dugsiga Sare ee Booliska.
DAAWO SAWIRRO
Goobjooge.com