Waxaa iska soo daba dhacaya sawirro laga helayo qasaarihii dagaal ee ka dhacay xerada Ceelcade ee gobolka Gedo oo kooxda Alshabaab ay Jimcihii ku qaaday ciidamada Kenya ee fadhigoodu ahaa Gedo.
Sawirada oo aan weli la xaqiijin waxaa ka muuqda gawaari la gubay, gaadiidka dagaalka oo la qabsaday iyo meydadka askar.
HOOS KA DAAWO QEYB KOOBAN OO KA MIDA SAWIRRADA:

Goobjooge.com