Dilaagii kooxda Alshabaab u qaabilsanaa dilka weriyeyaasha Xasan Xanafi Xaaji C/slaan ayaa maanta lasoo taagay maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida, oo isla maanta ku xukuntay dil toogasho ah, waxaana intii ay socotay maxkamadda iyo markii la geeyay Xasan Xanafi laga qaaday sawirro xaaladii uu ku sugnaa.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA
GOOBJOOGE.COM