Wednesday, July 2, 2025

DAAWO SAWIRRO: Xasuuqii ciidamada AMISOM ka geysteen Buulomareer [DIGNIIN]

Ciidamada AMISOM ee ku sugan Buula Mareer ayaa saaka rasaas ooda uga qaaday gaari ay la socdeen dad shacab ah, waxayna halkaasi ku dileen dad ehel ah oo gaariga wada saarnaa.

Dadka weerarka AMISOM ku dhintay waxaa ka mida:

  1. Maxamuud Macallim (Jeerow)
  2.  Cabdiwaaxid Macallim oo  walaalo ahaa
  3. Hooyadood
  4. iyo gabar uu dhalay Maxamuud Macalin

DAAWO XASUUQA CIIDAMADA AMISOM GEYSTEEN

Digniin: SAWIRADDA WAA KUWO NAXDIN LEH

Xasuuq1

xasuuq2

xasuuq3

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON