Friday, July 18, 2025

DAAWO: Sawirro xasuuqii Ciidamada AMISOM ka geysteen Qoryooley [DIGNIIN]

DIGNIIN: FADLAN KA ISKU DAAWAN HADDII AADAN AWOODIN

Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose ayaa xaqiijiyay in ciidamada AMISOM ay dad shacab ah ku laayeen duleedka Degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/hoose.

Gaariga oo Baasuuke lala helay waxaa ku dhintya lix qof oo shacab ah, kuwaasoo gebi ahaanba gubtay, isuna bedelay dhuxul, gaariga waxaa saarnaa khudaar ganacsi loo waday

DAAWO SAWIRRADA LAGA SOO QAADAY FALKAAS NAXDINTA LEH

xasuuq-7xasuuq-6xasuuq-5xasuuq-4xasuuq-3xasuuq-2xasuuq-1

img-20161212-wa0019

 Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON