Friday, June 27, 2025

DAAWO SAWIRRO: Xiddigaha Geeska iyo Habeenkii Ciida ee Caasimadda Muqdisho

Hobollada Kooxda Xiddigaha Geeska  ee Afrika oo  xalay bandhig faneed cajiib ahaa ku soo bandhigay magaalada Muqdisho ayaa shacabka  caasimadda kula dabaaldegay  farxadii Ciidul Adxaa oo ka dhacday Hotelka City Palace.

Waxaa Masraxa dadkii xafladda tegay ka maaweeliyay hobollada kala ah:  Nimcaan Hilaac, Xamda Queen, Maxamed Bakaal Cirro, C/raxmaan Oday, Dayax Dalnuurshe. Ciyaaro is dhex gal ah ayaa is qabsaday goobta, waxayna fannaaniintu soo dhex galeen dadka.

Dadka qaar ayaa daacaayado ka fidiyay bandhig faneedkaas heerka sare ahaa laakiin xafladu waxay ku soo dhammaatay jawi qurux badan.

fanaaniin (16)

fanaaniin (15)

fanaaniin (14)

fanaaniin (13)

fanaaniin (11)

fanaaniin (5)

fanaaniin (10)

[ad name=”HTML”]

fanaaniin (9)

fanaaniin (8)

fanaaniin (7)

[ad name=”HTML-1″]fanaaniin (4)

fanaaniin (3)

fanaaniin (2)

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON