“Maanta waxaan khudbadii jimcaha ku lahaa Masjid Assunnah, Capetown, Soomaali aad u badan ayaa ku dhaqan, khudbadii ka dib, waxaan shahaadada u qabanay nin soo Islaamay, Alxamdulilah, waxaanan masjidka isku salaanay axbaab badan oo jaaliyadeenna ka mid ah” Sheekh Maxamed Idiris