Friday, July 18, 2025

DAAWO: Somaliland oo maaro u weyday qish casri ah oo ardayda imtixaanaadka iskuulada u fadhiistay

Guud ahaan magaalooyinka Somaliland ayaa waxaa ka bilowday imtixaanka guud ee dugsiyada Somaliland, waxaana ardayda imtixaanada u fadhiistay ay lasoo baxeen farsamo cajiib ah oo la mid ah kuwii ay ku dhaqmeen ardayda dugsiyada dalka Bangladesh.

Arrinta mucjisada ah ee lagu arkay arday Somaliland ee Imtixaanka u fadhiistay ayaa ah qishka casriga ah ee laga soo min guuriyay ardayda Bangaladhes iyo Hindiya, iyadoo iskuul dhan ardaydiisa oo adeegsanayay barnaamijka Whatsup-ka lagu qabtay, markii laga qaadayna taleefanada ay ka wada dareereen imtixaanka.

HALKAN KA DAAWO VIDEOGA WARKAAN

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON