Thursday, July 17, 2025

DAAWO: Soomaali ku sugan dalka Gambia oo soo diray Video iyo ciidamada Senagal oo galay Banjul

Soomaalida ayaa noqotay dad dunida oo dhan ku firirsan waxayna hadda goobjoog u noqdeen faragelinta ciidamada Senagal ku sameeyeen dalka Gambia.

Jaaliyad Soomaaliyeed ayaa magaalada Banjul ka soo dirtay sawirro, iyadoo qaarkoodna ay soo duubeen muuqaal kooban oo muujinaya ciidamada Senagal oo caasimadda dalkaasi gelaya, iyadoo u diray weriyaha VOA-da Harun Macruf.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON