DAAWO: Tarsan oo kashiftay Kiiskii ugu weynaa ee Cadaalad darro ay ku kacday Dowladii Xasan Sheekh

0

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir agna musharax u taagan xilka Madaxweynaha Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ka hadlay kiis cadaalad darro ah oo ka mida kuwii ugu xumaa ee dhaca intii uu xilka madaxweyne hayay Xasan Sheekh Maxamuud.

Kiiskan oo aan hore u soo bandhignay (GUJI HALKAN) ayaa ku dhacay khasnaji kasoo jeeda dadka Banaadiriga ah, kadib markii qabsaday lacag aanu qabin, loona xiray.

DHINACA SARE KA DAAWO QISADAN XANUUNKA BADANÂ