Saturday, July 12, 2025

DAAWO VIDEO: Abaha dhalay ninka weerarka ka geystay Orlando oo hadal yaab leh soo saaray

Aabaha dhalay ninka weerarka ku qaaday Baar ku yaala magaalada Orlando. Florida ee dalka Mareykanka oo Sadiiq Matiin ayaa ka hadlay falka uu wiilkiisa Cumar ku kacay isagoo sheegay inuu aad uga xun yahay tallaaabadaasi dadka badan lagu dilay.

Odayga ayaa intaas kudaray in Ragga Qaniisyada ah uu Alle  ku  ciqaabi doon falka xun ee ay ku dhex jiraan arrintan oo noqotay mid ay si weyn u hadal hayaan saxaafadda reer Galbeedka.

Video kooban ayuu Aaba Cumar Sadiiqi Mateen soo dhigay bartiisa Facebook.

DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON