Magaalada Nairobi ayaa gebi ahaan sugeysa imaansha madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo socdaal taariikhi ah ku tegaya dalka uu ka soo jeedo ee Kenya.
Haddaba daawo Baabuurta gaarka ah ee madaxweynaha Mareykanka lagu qaado oo sii galeyso Garoonka caalamiga ah ee Jommo Kenya, iyadoo daqiiqad kasta la filayo inuu soo dego wafdiga madaxweyne Obama
Daawo Video
[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=f8Vj55Ru-Gc”]
[ad name=”HTML-1″]