Telefishinka BBC ONE ee dalka Ingiriiska ayaa laga sii daayay warbixin laga diyaariyey labadii xildhibaan ee ku dhintay weerarkii Hotel Ambasador, labadan xildhibaan ayaa heystay dhalashada Britian.
Labada Xildhibaan ee Maxamud Maxamed Guure iyo Cabdillaahi Jaamac Kabaweyne, waxay warbixintu si gaara xoogga u saareysaa Xildhibaan Guure.
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO-GA