Caruur ka mida agoonta magaalada Muqdisho ayaa heer hees qiiro leh ka hor qaaday Madaxweyanaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo marti sharaf uu ka mid yahay safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Dayib Dubad, waxaana la arkayay iyagoo la ilmeynaya heesta ay qaadayeen caruurtaasi oo saameyn weyn ku yeelatay.
Xaflad ka dhacay xarunta agoonta gabdhaha ee Magaladda Muqdisho ayay ka qeyb galeen madaxweynaha marti sharaf kale.
Waxan ahay agoon,
Amar Alle lama ooyayee
Aabahay ma arag
Iil baa la i dhigay
Aabe noqo midkaan
ku illoobi lahayn
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO-GA
Goobjooge.com