Kooxda Daacish oo in badan dadaal ugu jirtay inay Soomaaliya ku yeelato xarun ayaa soo saartay Filimkii ugu horeeyay oo muuqaal ah kaasoo muujinaya joogitaankeeda Soomaaliya.
Filimkan oo lagu baahiyay baraha taageera Daacisg ayaa waxaa ka muquda saldhigyo ah oo ay ku qaadanayaan tababaro dagaalyahanada Daacish ee Soomaalida ah, waxaana ka soo muuqday Sheekh Cabdulqaadir Muumin oo ah hogaamiye hore uga tirsanaa Alshabaab oo u goostay Daacish.
DHINACA SARE KA DAAWO FILIMKA
GOOBJOOGE.COM