Wednesday, June 25, 2025

DAAWO VIDEO: Khudbadii Madaxweynaha Soomaaliya ka jeediyay Machadka Nabadda Mareykanka

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhowaan khudbad ku saabsan xaaladda Soomaaliya ka jeediyay Machadka Nabadda Mareykanka ee United States Institute of Peace.

Khudbadda oo ka dhacday xarunta Machadka waxaa ka soo qeyb galay safiiro, mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, Mudanayaal ka tirsan Koongareeska.

DHINACA SARE KA DAAWO KHUDBADDA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON