Wednesday, June 25, 2025

Daawo Video: Kooxda Qeylo-dhaan oo hees ku karbaashtay Jeneraal Gabre

Kooxda Qeylo-dhaan ayaa soo saartay Hees ay ka hadleysa doorka Jeneraal Gabre ee xaaladda Soomaaliya.

Daawo Heesta Gabre iyo Gumeeystaha Itoobiya oo Fanaaniinta Qeyladhaan goor dhow soo saareen.

Tani waxeey qeyb ka tahay Kacdoonka Shacabka Soomaaliyeed uga hortagayaan  siyaasadda Itoobiya ee xilligan kula dhaqanto Soomalida.

 

 

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON