Thursday, June 26, 2025

Daawo Video: Kulanka adag ee Chelsea Vs Liverpool iyo labada macalin oo ka hadlay

Kulanka Sabtida maanta ay fooda isku dari doonaan kooxaha Liverpool iyo Chelsea Horyaalka Ingiriiska wuxuu leeyahay xiiso gaara arrimaha soo socda dartood:

  • Labada tababarre ee Jurgen Klopp iyo Jose Mourinho waxay ku jiraan xaalad adag oo mid waliba baahi weyn u qabo guul
  • Klopp oo dhowaan qabtay kooxda Liverpool wuxuu doonayaa guul weyn oo Chelsea uu ka gaaro kadib barbardhacyo is xigay
  • Mourinho waxaa heysta xaalada adag oo culeyska ka dejin lahayd haddii uu Liverpool ka badiyo
  • Laba tababarre marka la eego xaaladooda waa isku mid
  • Mourinho wuxuu maraya isagoo horyaalka PL heysta tobankii ciyaarood ee horyaalkan in 7 kamida laga badiyay
  • Klopp sanadkii hore kooxdiisii hore ee Dortmund waxaa ku dhacday 10 kulan in 8 kamida laga badiyo.
  • Labada nin waxay hore u kulmeen weligood afar kulan 2 kamid Klopp ayaa badiyay oo nasiibku dhinaciisa ayuu jiraa

klopmor

Marka xaqiiqooyinkaasi laga soo tago, Mourinho wuxuu ku doodayaa inaysan shaqadiisa ku xirneyn kulanka maanta oo laga badiyo, laakiin saxaafadda Ingiriiska waxay inteeda badan sheegeysaa inuu MOURINHO ka sii socdo horyaalka Ingiriiska, waxayna durba bilowday saadaalinta qofka xigi doona ee kala wareegaya kooxda Chelsea.

 

DAAWO WARBIXINTA ISKU DHACA LABADA KOOXOOD EE MAANTA IYO SIDA LABADA TABABARRE U ARKAAN

 

HOOS KA DAAWO VIDEO KU SAABSAN KLOPP IYO LIVERPOOL

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON