Mid ka mida haweenkii ku caweynayay Baarka Orlando ee ay lahaayeen koox laga-roonayaal ah ayaa Mobile-keeda gacanta ku duubtay daqiiqadii rasaasta lagu bilaabay Baarka oo lagu dilay dad gaaraya 50 ruux, laguna dhaawacay 53 kale.
Vide0-ga ayaa la sheegay in qofkii lahaa ay ka mid tahay dadka waxyeelada kasoo gaartay weerarka iyadoo adeegsaheysay xilligaasi Snapchat video.