Wednesday, June 25, 2025

DAAWO VIDEO: Orodyahanada Samsam oo ka hadashay sababtii ay UK isaga dhiibtay

Samsam Maxamed Faarax oo Soomaaliya u meteshay ciyaarihii Olombikada London ka dhacay 2012

ayaa markii ugu horeysay ka hadsahay sababta ay isaga dhiibtay UK oo aysan dib ugu laaban dalkii ay metelaysay.

Soomaaliya ayaa ka hadashay dhibaaatooyinka ay wajahaan ciyaartoyda Soomaaliyeed iyo sababta  ku kaliftay inay iska dhiibto UK.

Daawo wareysiga oo uu qaaday weriye Ridwaan Xaaji Cabdi Weli.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON