DAAWO VIDEO: Prof. Dalxa oo Jacbur qaraaxo & xikmad leh kula dardaarmay Xasan Sheekh

0

Xildhibaan Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa gabar jacbur ah kula dardaarmay musharaxa Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka hadlay xaflad ka dhacday magaalada Muqdisho.

Prof. Dalxa oo jacburkiisu ahaa qaraaxo ayaa waxaa ka muuqatay xikmad uu kula hadlayo Xasan Sheekh Maxamuud in dadka Soomaaliyeed ay u kala baxeen  laba dabaqadood oo midood hanti badan yeelatay midna ay baahi ku nooshahay.