Waxaa iska soo daba dhacaya faahfaahinta ku saabsan Qaraxii lagu dhex fuliyay diyaaradii Daallo Airlines oo ay maalintii talaadadii bishuna ay ahayd 2 feberaayo uu nin Laptop loo dhiibay uu isku qarxiyay diyaaradda Gudaheeda.
Ninkan ayaa magaciisa lagu sheegay Abdullaahi C/salaan Boorle wuxuuna ka yimid magaalada Hargeysa.
DHINACA SARE KA DAAWO WARBIXIN UU CNN KA DIYAARIYAY
Goobjooge.com