Muuqaal Video sir ah ayaa laga duubay Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ka mida wasiiradii hore ee xukuumadda Soomaaliya iyo saaxiibka koowaad ee madaxweyne Xasan Sheekh iyo Jeneraal Gabre oo ka tirsan saraakiisha Itoobiya ee IGAD oo la sheego inuu Itoobiya uga wakiil yahay arrimaha Soomaaliya.
Video-ga waxaa ka muuqda sida labada nin isugu dhow yihiin iyagoo ku mashquulsan shir faqitaan ah oo mid xasaasi ah u muuqday xilligaas oo camera qarsoon ay qabatay.
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO-GA
Goobjooge.com