Waxaa maanta ka furmay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe shirkii maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo uu furay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Wasiirka arrimaha Gudaha oo intii uu khudbeynayay bixiyay amar ah in la xiro qof shirka qas ka abuuray isagoo si khalkhal ku jiro u sheegay inay ciidamada xukumaan meesha.
Goobjooge.com