DAAWO VIDEO: Xasan Sheekh oo soo diray farriin ku saabsan cidda uu musharaxa u yahay

0

Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  farriin Video ah uu soo diray ku sheegay inuu musharax u yahay dadka Soomaaliyeed oo dhan.

Farriinta oo gaabneyd ayuu madaxweynaha xilka ka degaya sheegay inuu  mar labaad u tartamayo xilka madaxweynaha musharaxnimadiisana ay tahay mid Soomaaliyeed oo aanay jirin cid  gaara oo uu musharax u yahay.