Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wasiiradiisa aya kaameradu qabatay iyadoo hees iyo ciyaar ku dhex jira.
Arrintan ayaa ka dhacday magaalada Baydhaba, waxaana ka muuqd Shariifka oo hees la jiibinaya fanaaniinta Baydhabo iyo Ggolihii wasiirada qoob ka cayaar ku dhaqaaqay.