Bandhiggii Carwada Caalamiga ahaa ee Milano 2015 ayay Soomaaliya wacdaro ka dhigtay, Bandhigga oo 5-tii Sano mar la qabto ayay noqoneysaa markii ugu horeysay ee Soomaaliya iska xaadiriso, waxay Soomaaliya ku soo bandhigtay noocyo wax soo saar kala duwan oo Soomaaliya caan ku tahay sida: Cambaha, Muuska, Babaayga, Xabxabka, Liinta iyo kheyraadka kale ee dalkeena.
HOOS KA DAAWO SAWIRRO QURUX BADAN OO MUUJINAYA WIXII AY SOOMAALIYA LA TAGTAY BANDDHIGA
National Day della Somalia a Expo Milano 2015, Milano, 3 settembre 2015. ANSA/DANIELE MASCOLO
[ad name=”HTML-7″]
[ad name=”HTML”]
Goobjooge.com